Muuse Biixi oo eedeymo kulul u jeediyey Madaxweyne Farmaajo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta eedeeyn kulul u jeediyay madaxweynaha federaalka Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo. Biixi oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu maamuusayay aasaaska ciidamada Somaliland ayaa sheegay in tan iyo markii madaxweyne Farmaajo la doortay uu ku hawlanaa wuxuu ku tilmaamay cunno-qabataynta Somaliland. “Waxaa yaab leh in dowlada uu Madaxweynaha ka … Continue reading Muuse Biixi oo eedeymo kulul u jeediyey Madaxweyne Farmaajo (Daawo Sawirro)